Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada weeraro lagu dilay Saraakiil Kenyan ah

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weeraro toos ah iyo qaraxyo miino la beegsaday kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamo katirsan booliiska Kenya oo marayay deegaano dhaca duleedka Magaalada Mandheera. Al Shabaab ayaana weerar ku qaaday gaadiid ay la socdeen booliiska oo marayay wadada xiriirisa deegaanka Raamo iyo magaalada Mandheera, waxaana weerarkan ku dhintay sargaal katirsan … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay masuuliyada weeraro lagu dilay Saraakiil Kenyan ah